Silsiladda Akhlaaqdda – U Naxariisashada Daciifka 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Silsiladda Akhlaaqdda – U Naxariisashada Daciifka
سلسلة الأخلاق – الإحسان إلى الضعفاء
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الإحسان إلى الضعفاء
قال الله تعالى :
وبالوالدين إحسانا وبذي القربى واليتامى والمساكين والجار ذي القربى والجار الجنب والصاحب بالجنب وابن السبيل وما ملكت أيمانكم
( النساء : 36 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
الساعي على الأرملة والمسكين ، كالمجاهد في سبيل الله ، أو القائم الليل والصائم النهار
متفق عليه
Silsiladda Akhlaaqdda – U Naxariisashada Daciifka (الإحسان إلى الضعفاء)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu boorrisay dadkana amartay
U Naxariisashada Daciifka (الإحسان إلى الضعفاء)
Allaah subxaanahu wa tacalaa wuxuu yiri:
“U wanaag sameeya waalidiinta, qaraabada, agoomaha, masaakiinta, deriska dhow, deriska kale, saaxiibka kuu dhow, musaafirka, iyo wixii gacantiinnu hayso (addoomaha).”
(Suuradda An-Nisaa’: Aayadda 36)
Rasuulkii Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:
“Qofka u shaqeeya haweeneyda carmadda ah iyo masaakiinta, wuxuu la mid yahay mujaahid jidka Illaahay kudagaalamaaya, ama qof habeenkii tukanaya maalintiina sooman.”
Waxaa isku raacay Al-Bukhaari iyo Muslim (Muttafaqun Calayhi).