Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Iskaashiga new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Iskaashiga
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Iskaashiga
سلسلة الأخلاق – التعاون
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
التعاون
قال الله تعالى :
وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على الإثم والعدوان
( المائدة : 2 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
يد الله مع الجماعة
رواه الترمذي وصححه الألباني
Silsiladda Akhlaaqdda – Iskaashiga (التعاون)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu boorrisay dadkana amartay
Iskaashiga (التعاون)
Allaah subxaanahu wa tacalaa wuxuu yiri:
“Iska kaashada wanaagga iyo cabsida Illaahay, hana iska kaashanina dambi iyo xadgudub.”
(Suuradda Al-Maa’ida: Aayadda 2)
Rasuulkii Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:
“Gacanta Illaahay waxay la jirtaa jamaacadda (dadka midoobay).”
Waxaa wariyay At-Tirmidi, waxaana saxiix ka dhigay Al-Albaani.

4
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img