Silsiladda Akhlaaqdda – Isdhowrid 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Silsiladda Akhlaaqdda – Isdhowrid
سلسلة الأخلاق – التعفف
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
التعفف
قال الله تعالى :
للفقراء الذين أحصروا في سبيل الله لا يستطيعون ضربا في الأرض يحسبهم الجاهل أغنياء من التعفف تعرفهم بسيماهم لا يسألون الناس إلحافا
( البقرة : 273 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لأن يحتطب أحدكم حزمة على ظهره ، خير من أن يسأل أحدا ، فيعطيه أو يمنعه
رواه البخاري
Silsiladda Akhlaaqdda – Isdhowrid (التعفف)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu boorrisay dadka amartay
Isdhowrid (التعفف)
Allaah subxaanahu wa tacalaa wuxuu yiri:
“Kuwa masaakiinta ah ee ku xanniban jidka Illaahay dartii, oo aan awoodin in ay dhulka ku safraan (si ay u shaqaystaan), wuxuu umaleyn qofkaan ogeyn inay taajiriin yihiin sabirkooda darteed. Waxaad ku garanaysaa muuqooda, dadkana si daran wax uma weydiistaan.”
(Suuradda Al-Baqarah: Aayadda 273)
Rasuulkii Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:
“In midkiin xaabo soo ururiyo oo dhabarka saarto, ayaa ka kheyr badan inuu dadka wax weydiisto, haday siiyaan ama haday diidaanba.”
Waxaa wariyay Al-Bukhaari.