Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Is-hoosaysiin (Tawaadduc)

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Is-hoosaysiin (Tawaadduc)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Is-hoosaysiin (Tawaadduc)
سلسلة الأخلاق – التواضع
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
التواضع
قال الله تعالى :
تلك الدار الآخرة نجعلها للذين لا يريدون علوا في الأرض ولا فسادا والعاقبة للمتقين
سورة ( القصص : 83 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
وما تواضع أحد لله إلا رفعه الله
رواه مسلم
Silsiladda Akhlaaqdda – Is-hoosaysiin (Tawaadduc)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirri gelisay oo ay dadka amrtay.
Tawaadduc (Is-hoosaysiin)
Allaah wuxuu leeyahay:
“Daarta Aakhiro waxaannu u yeelaynaa kuwa aan doonaynin kibir dhulka dhexdiisa iyo fasahaad , aakhirana waxay u sugnaatay kuwa alle ka baqa.”
(Suuradda Al-Qasas: 83)
Nebi Maxamed (SCW) wuxuu yiri:
“Qofkii u tawaadduca (isu hoosaysiiya) Illaahay dartiis, Illaahay wuu sarre mariyaa.”
(Waxaa wariyay Muslim)

37
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img