Silsiladda Akhlaaqdda – Al-Ixsaan (Sama-fal) 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Silsiladda Akhlaaqdda – Al-Ixsaan (Sama-fal)
سلسلة الأخلاق – الإحسان
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الإحسان
قال الله تعالى :
إن الله يأمر بالعدل والإحسان وإيتاء ذي القربى
( النحل : 90 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن الله كتب الإحسان على كل شيء
رواه مسلم
Silsiladda Akhlaaqdda – Al-Ixsaan (Sama-fal)
Akhlaaqda wanaagsan ee shareecadu boorrisay oo ay dadka fartay waa
Al-Ixsaan (Sama-fal)
Illaahay wuxuu yiri:
“Illaahay wuxuu amrayaa caddaaladda, sama-falka (Al-Ixsaan), iyo bixinta xaqa qaraabada.”
(Suuradda Al-Naxl: 90)
Rasuulka Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:
“Illaahay wuxuu faray Al-Ixsaan (Sama-fal) in wax walba lagu sameeyo.”
(Waxaa wariyay Muslim)