Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah – Maxaa Tawxiidka faa’iido ugu jira qofka Muslimka ah?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah – Maxaa Tawxiidka faa’iido ugu jira qofka Muslimka ah?
العقيدة سؤال وجواب – ما هي فائدة التوحيد للمسلم؟
الهداية في الدنيا والأمن في الآخرة .
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
الذين آمنوا ولم يلبسوا إيمانهم بظلم أولئك لهم الأمن وهم مهتدون
[الأنعام : 82]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
حق العباد على الله أن لا يعذب من لا يشرك به شيئا
متفق عليه
Su’aal iyo Jawaab Caqiido ah – Maxaa Tawxiidka faa’iido ugu jira qofka Muslimka ah?
Hanuun adduun iyo ammaan aakhiro.
Daliil quraanka kariimka ah
Illaahay kor ahaaye wuxuu yidhi:
Kuwa xaqa rumeeyey ee uusan iimaankoodu ku milmin dulmiga iyagaa aamin ah oo hanuunsan
[Al-Ancaam: 82].
Daliil Sunnada Nabiga
Rasuulku (scw) wuxuu yidhi;
Xaqa ay addoomadu Allaah ku leeyihiin waa in aan la cadaabin ciddii aan u shariik yeelin
Bukhaari & Muslim ayaa soo saaray