Document

Su’aal iyo Jawaab Caqiido – Ma waxaan Allaah u caabudnaa cabsi iyo rajo?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal iyo Jawaab Caqiido – Ma waxaan Allaah u caabudnaa cabsi iyo rajo?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal iyo Jawaab Caqiido – Ma waxaan Allaah u caabudnaa cabsi iyo rajo?
العقيدة سؤال وجواب – هل نعبد الله خوفا وطمعا ؟
نعم نعبده خوفا وطمعا
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
وادعوه خوفا وطمعا
[الأعراف : 56]
أي خوفا من ناره وطمعا في جنته
الدليل من السنة والنبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
أسأل الله الجنة، وأعوذ به من النار
رواه ابن ماجة وصححه الألباني
Su’aal iyo Jawaab Caqiido – Ma waxaan Allaah u caabudnaa cabsi iyo rajo?
Haa, waxaan isaga ku caabudaynaa cabsi iyo rajo
Daliil quraanka kariimka ah
Ahlaah kor ahaaye wuxuu yidhi:
Oo u barya cabsi iyo rajo
[Al-Acraaf: 56].
Taas oo ah cabsida Naartiisa iyo Rajada Jannadiisa
Daliil Sunnada iyo Nabiga
Rasuulku ﷺ wuxuu yidhi;
Waxaan Allaah ka baryayaa Janno, waxaan ka magan galayaa Naarta
Waxaa wariyey Ibnu Maajah, Albaanina wuu saxiixiyey

41
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img