Document

Su’aasha iyo Jawaabta Caqiidada – Sideen u caabudnaa Allaah?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aasha iyo Jawaabta Caqiidada – Sideen u caabudnaa Allaah?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aasha iyo Jawaabta Caqiidada – Sideen u caabudnaa Allaah?
العقيدة سؤال وجواب – كيف نعبد الله ؟
كما أمرنا الله ورسوله مع الإخلاص
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
وما أمروا إلا ليعبدوا الله مخلصين له الدين
[البينة : 5]
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من عمل عملا ليس عليه أمرنا فهو رد
رواه مسلم
فهو رد : أي مردود
Su’aasha iyo Jawaabta Caqiidada – Sideen u caabudnaa Allaah?
Siduu Allaah iyo Rasuulkiisu ina faray, si daacad ah
Daliil quraanka kariimka ah
Allaah kor ahaaye wuxuu yidhi:
Waxaana la faray oo kaliya inay caabudaan Allaah, iyagoo diinta u kali yeelaya
[Al-Bayinah: 5]
Daliilka Sunnada Nabiga
Rasuulku ﷺ wuxuu yidhi;
Qofkii sameeya wax aan amarkayaga ahayn waa la diidi doonaa
Waxaa wariyey Muslim
Macnaha ereyga Radun: yacni waa la diiday

56
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img