Taxanaha Akhlaaqdda – Jeesjeeska iyo Quudhsiga
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Jeesjeeska iyo Quudhsiga
سلسلة الأخلاق – السخرية
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
السخرية
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا لا يسخر قوم من قوم عسى أن يكونوا خيرا منهم ولا نساء من نساء عسى أن يكن خيرا منهن
( الحجرات : 11 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
بحسب امرئ من الشر أن يحقر أخاه المسلم
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Jeesjeeska iyo Quudhsiga (السخرية)
Akhlaaqdda xun ee Shareecadu reebtay dadkana ooga digtay
Jeesjeeska iyo Quudhsiga
Alle SWT wuxuu yiri:
“Kuwa xaqa rumeeyow! Qolo yeysan ku jeesjeesin qolo kale, waxaa laga yaabaa inay ka khayr badan yihiin; dumarna yeysan ku jeesjeesin dumar kale, waxaa laga yaabaa inay ka khayr badan yihiin.”
(Suuradda Al-Xujuraat: 11)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Qofka waxaa shar ugu filan inuu quudhsado walaalkiis Muslimka ah.”
Waxaa weriyey Muslim.