Taxanaha Akhlaaqdda – Basaasnimadda iyo Dabagalka Dadka 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Basaasnimadda iyo Dabagalka Dadka
سلسلة الأخلاق – التجسس
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
التجسس
قال الله تعالى :
ولا تجسسوا
( الحجرات : 12 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ولا تجسسوا ، ولا تحسسوا
متفق عليه
Taxanaha Akhlaaqdda – Basaasnimadda iyo Dabagalka Dadka
Akhlaaqdda xun ee shareecadu nacday dadkana kareebtay waxaa ka mid ah:
Basaasnimadda iyo raadraaca ceebaha dadka.
Alle SWT wuxuu yiri:
“Ha is basaasina.”
(القرآن الكريم: 12)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Ha is basaasina, hana is daba gelina.”
Waxaa isku raacay Muhammad Al-Bukhari iyo Muslim ibnu Al-Xajjaaj.