Document

Bakhaylnimadda iyo Damac-xumadda new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Bakhaylnimadda iyo Damac-xumadda
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

سلسلة الأخلاق – البخل والشح
أخلاق مذمومة نفر منها الشرع ونهى عنها
البخل والشح
قال الله تعالى :
ولا يحسبن الذين يبخلون بما آتاهم الله من فضله هو خيرا لهم بل هو شر لهم سيطوقون ما بخلوا به يوم القيامة
( آل عمران : 180 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
واتقوا الشح ؛ فإن الشح أهلك من كان قبلكم ، حملهم على أن سفكوا دماءهم ، واستحلوا محارمهم
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Bakhaylnimadda iyo Damac-xumadda
Akhlaaqdda xun ee shareecadu nacday dadkana kareebtay waxaa ka mid ah:
Bakhaylnimadda iyo damac-xumadda.
Alle SWT wuxuu yiri:
“Kuwa ku bakhayla waxa Alle siiyey ee fadligiisa ah yaanay u malaynin inay khayr u tahay; balse waxey utahay shar, Waxa ay ku bakhayleen ayaa qoorta loo suri doonaa Maalinta Qiyaame.”
(القرآن الكريم: 180)
Rasuulka Alle ﷺ wuxuu yiri:
“Ka digtoonaada damac-xumada; maxaa yeelay damac-xumadu waxay halaagtay kuwii idinka horreeyey, waxay ku kalliftay inay dhiig daadiyaan oo ay xalaaleystaan waxyaabihii laga xaaraantinimeeyey.”
Waxaa wariyey Muslim ibn Al-Xajjaaj.

9
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img