Taxanaha Akhlaaqdda – Salaanta oo la Faafiyo
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Salaanta oo la Faafiyo
سلسلة الأخلاق – إفشاء السلام
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
إفشاء السلام
قال الله تعالى :
فإذا دخلتم بيوتا فسلموا على أنفسكم تحية من عند الله مباركة طيبة
(النور : 61 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
لا تدخلون الجنة حتى تؤمنوا . ولا تؤمنوا حتى تحابوا . أولا أدلكم على شيء إذا فعلتموه تحاببتم أفشوا السلام بينكم
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Salaanta oo la Faafiyo
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana amartay
Faafinta Salaanta
Illaahay (Subxaanahu wa Tacaalaa) wuxuu yiri:
“Markaad guryaha gashaan, isa salaama salaanta ka timid Illaahay oo barakaysan oo wanaagsan.”
(Suuratul An-Nuur: 61)
Rasuulka Illaahay (Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato) wuxuu yiri:
“Jannada ma geli doontaan ilaa aad xaqa rumaysaan, mana rumaysaan ilaa aad is jeclaataan. Miyaan idin tusaa wax haddii aad samaysaan aad is jeclaaneysaan? Faafiya salaanta dhexdiina.”
Waxaa wariyay Muslim.