Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Caddaaladda new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Caddaaladda
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Caddaaladda
سلسلة الأخلاق – العدل
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
العدل
قال الله تعالى :
يا أيها الذين آمنوا كونوا قوامين لله شهداء بالقسط ولا يجرمنكم شنآن قوم على ألا تعدلوا اعدلوا هو أقرب للتقوى
( المائدة : 8 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
ما من أمير عشرة ، إلا وهو يؤتى به يوم القيامة مغلولا ، حتى يفكه العدل ، أو يوبقه الجور
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Taxanaha Akhlaaqdda – Caddaaladda
Akhlaaqdda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Caddaaladda
Qur’aanka Kariimka wuxuu Eebbe ku yiri:
“Kuwa xaqa rumeeyow, u istaaga Illaahay dartii si joogto ah, idinkoo markhaatiyaal u ah caddaalad , yuusan idinku riixin nacaybka aad u qabtaan qoom kale inaydaan caddaalad samaynin caddaalad sameeya ; taasaa ugu dhow dhowrsanaanta (Alle kacabsiga).”
(Suuradda Al-Maa’idah: 8)
Nabi Muxammad (NNKH) wuxuu yiri:
“Ma jiro taliye toban qof xukuma ilaa waxaa la keeni Maalinta Qiyaame isagoo silsilado ku xiran, caddaaladda ayaa furi, ama dulmigaa halaagi.”
Waxaa saxiixiyey Al-Albaani (Saxiixul Jaami’).

9
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img