Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Saamaxaadda (Dabeecadda Furan iyo Dulqaadka) new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Saamaxaadda  (Dabeecadda Furan iyo Dulqaadka)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Saamaxaadda (Dabeecadda Furan iyo Dulqaadka)
سلسلة الأخلاق – السماحة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
السماحة
قال الله تعالى :
خذ العفو وأمر بالعرف وأعرض عن الجاهلين
( الأعراف : 199 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
رحم الله رجلا ، سمحا إذا باع ، وإذا اشترى ، وإذا اقتضى
رواه البخاري
Taxanaha Akhlaaqdda – Saamaxaadda (Dabeecadda Furan iyo Dulqaadka)
Akhlaaqda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Saamaxaadda iyo fudaydka oo la muujiyo xaalad kasta
Allaah Subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri:
“Qaado saamaxaadda iyo cafinta, wanaaggana far, jaahiliintana ka jeedso.”
(Al-Acraaf: 199)
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
“Illaahay ha u naxariisto ninka saamaxa marka uu wax iibinaayo iyo marka uu wax iibsanaayo, iyo marka uu deyn dalbanaayo.”
Waxaa wariyay Al-Bukhaari.

6
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img