Taxanaha Akhlaaqdda – Xakamaynta Cadhooyinka (Iscelinta Cadhada) 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Taxanaha Akhlaaqdda – Xakamaynta Cadhooyinka (Iscelinta Cadhada)
سلسلة الأخلاق – كظم الغيظ
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
كظم الغيظ
قال الله تعالى :
الذين ينفقون في السراء والضراء والكاظمين الغيظ والعافين عن الناس
( آل عمران : 134 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من كظم غيظا وهو يستطيع أن ينفذه دعاه الله يوم القيامة على رءوس الخلائق حتى يخيره في أي الحور شاء
رواه الترمذي وحسنه الألباني
Taxanaha Akhlaaqdda – Xakamaynta Cadhooyinka (Iscelinta Cadhada)
Akhlaaqda wanaagsan ee shareecadu boorrisay dadkana fartay:
Xakamaynta cadhada .
Allaah Subxaanahu watacaalaa wuxuu yiri:
“Kuwa wax bixiya xaalad barwaaqo iyo xaalad adagba, kuwa cadhadooda xakameeya, dadkana cafiya — kuwaasina waa kuwa Alle jecel yahay.”
(Aala-Cimraan: 134)
Nabiga ﷺ wuxuu yiri:
“Ruuxii cadhadiisa xakameeya isagoo awood u leh inuu fuliyo (aarguto), Illaahay wuxuu u yeeri doonaa Maalinta Qiyaame makhluuqaadka hortooda, kadibna wuxuu u doori doonaa xuurul ceynta uu doono.”
Waxaa wariyay At-Tirmidi, waxaana xadiiska xasan ka dhigay Al-Albaani.