سلسلة الأخلاق – تآلف القلوب 
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
سلسلة الأخلاق – تآلف القلوب
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
تآلف القلوب
قال الله تعالى :
وإن يريدوا أن يخدعوك فإن حسبك الله هو الذي أيدك بنصره وبالمؤمنين (*) وألف بين قلوبهم
( الأنفال : 62 – 63 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
المؤمن يألف ، ولا خير فيمن لا يألف ولايؤلف
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Silsiladda Akhlaaqdda – Quluubta oo la soo dumo
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dadka ku boorrisay kuna amartay:
Isu dumidda Quluubta (Walaaltinimada & midnimada muslimiinta dhexdooda)
Allaah (kor ahaaye) wuxuu yiri:
“Haddii ay doonayaan inay ku khiyaaneeyaan (ha ka baqin), Illaahay ayaa kugu filan. Waa isagii ku xoojiyey guushiisa iyo (garab istaagga) mu’miniinta,
kana dhigay qalbigooda mid is jeclaanaya oo (isu duma).”
(Suuradda Al-Anfaal: Aayadaha 62–63)
Rasuulkii Illaahay ﷺ wuxuu yiri:
“Mu’minku waa qofka dadka soo jiita isagana lasoo jiidan karo, kheyrna malaha qof aan dadka soo jiidan Karin dadkuna aysan fahmi Karin oo la jaanqaadi Karin .”
(Waxaa saxiixiyay: Al-Albaani – “Saxiix al-Jaami’”)