Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Wanaag-sheegid (Nasiixo) new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Wanaag-sheegid (Nasiixo)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Wanaag-sheegid (Nasiixo)
سلسلة الأخلاق – النصيحة
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
النصيحة
قال الله تعالى حاكيا عن هود عليه الصلاة والسلام :
أبلغكم رسالات ربي وأنا لكم ناصح أمين
( الأعراف : 68 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
الدين النصيحة ، قلنا لمن قال : لله ولكتابه ولرسوله ولأئمة المسلمين وعامتهم
رواه مسلم
Silsiladda Akhlaaqdda – Wanaag-sheegid (Nasiixo)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirri gelisay oo dadka la amray.
Nasiixadda (Wanaag-sheegidda)
Allaah wuxuu leeyahay isagoo ka warramaya Nabi Huud (CS):
“Waxaan idiin gaarsiinayaa fariimaha Rabigey, waxaana idiin ahay waaniye (idiin nasiixteexeynaaya) aamin ah.”
(Suuradda Al-Acraaf: 68)
Nebi Maxamed (SCW) wuxuu yiri:
“Diintu waa nasiixo.” Waxaan nidhi: Yaa loo nasteexeynaa? Wuxuu yiri: “Illaahay, Kitaabkiisa, Rasuulkiisa, hogaamiyeyaasha Muslimiinta iyo guud ahaan dadkaba.”
(Waxaa wariyay Muslim)

5
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img