Document

Silsiladda Akhlaaqdda – Deeqsinimada iyo wax Bixinta new post

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Silsiladda Akhlaaqdda – Deeqsinimada iyo wax Bixinta
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Silsiladda Akhlaaqdda – Deeqsinimada iyo wax Bixinta
سلسلة الأخلاق – الجود والإنفاق
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الجود والإنفاق
قال الله تعالى :
الذين ينفقون أموالهم بالليل والنهار سرا وعلانية فلهم أجرهم عند ربهم ولا خوف عليهم ولا هم يحزنون
( البقرة : 274 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
إن الله تعالى جواد يحب الجود
صححه الألباني ( صحيح الجامع )
Silsiladda Akhlaaqdda – Deeqsinimada iyo wax Bixinta
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirri gelisay oo dadka la amray.
Deeqsinimada iyo wax Bixinta (Juud & Infaaq)
Allaah wuxuu leeyahay:
“Kuwa maalkaooda bixinaya habeen iyo maalin, si qarsoodi ah iyo si cadba, ajirkooda wuxuu u yaallaa Rabigooda agtiisa, wax cabsi ahna korkooda ma aha, mana murugoonayaan.”
(Suuradda Al-Baqarah: 274)
Nebi Maxamed (SCW) wuxuu yiri:
“Illaahay waa deeqsi (jawaad), wuxuuna jecel yahay deeqsinimada.”
(Waxaa saxiixiyey Al-Albaani – Saxiix al-Jaamic)

5
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img