Document

Taxanaha Akhlaaqdda – Iska hormarin walaalkaa (Iithaarka)

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Taxanaha Akhlaaqdda – Iska hormarin walaalkaa (Iithaarka)
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Taxanaha Akhlaaqdda – Iska hormarin walaalkaa (Iithaarka)
سلسلة الأخلاق – الإيثار
أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها
الإيثار
قال الله تعالى :
لن تنالوا البر حتى تنفقوا مما تحبون
(آل عمران : 92 )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
طعام الواحد يكفي الاثنين . وطعام الاثنين يكفي الأربعة . وطعام الأربعة يكفي الثمانية
رواه مسلم
Taxanaha Akhlaaqdda – Iska hormarin walaalkaa (Iithaarka)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirrigelisay oo amartay.
walaalkaa oo la Iska hormariyo (Iithaarka)
Allaah wuxuu yiri:
“Ma gaadhi doontaan camalka wanaagsan illaa aad wax ka bixisaan wixii aad jeceshihiin.”
(Al-‘Imraan: 92)
Nabi Muxammad (SCW) wuxuu yiri:
“Cuntada hal qof ayaa ku filan laba qof; cuntada laba qof ayaa ku filan afar qof; cuntada afar qof ayaa ku filan siddeed qof.”
Waxaa xadiiskan weriyey Muslim.

37
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img