Su,aal:- Ma jiraa Sunnah wanaagsan ee Islaamka?
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا
جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي
Su,aal:- Ma jiraa Sunnah wanaagsan ee Islaamka?
العقيدة سؤال وجواب – هل في الإسلام سنة حسنة ؟
نعم، كالبادئ بفعل خير ليقتدى به
الدليل من القرآن الكريم
قال الله تعالى :
واجعلنا للمتقين إماما
[الفرقان : 74]
أي قدوة في فعل الخير
الدليل من السنة النبوية
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :
من سن في الإسلام سنة حسنة ، فله أجرها ، وأجر من عمل بها بعده
رواه مسلم
Su’aalo iyo Jawaabo ku saabsan Caqiidadda
Su,aal:- Ma jiraa Sunnah wanaagsan ee Islaamka?
J- Haa, sida qofkii bilaaba fal wanaagsan oo dadka kale ku daydaan.
Daliilka Qur’aanka Kariimka .
Alle ayaa yiri:
“Waxaan ka dhignay kuwa alle ka baqa hoggaamiyeyaal.”
[Al-Furqan: 74]
Daliilka Sunnada Nabiga (NNKH)
Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:
“Qofkii sameeya sunno wanaagsan ee Islaamka, wuxuu helayaa ajirkiisa iyo ajirka qofka ka dambeeya ee raaca.”
Waxaa weriyey Muslim.