Document

Su’aal: Ma u baahan tahay ducadu in Allaah qof kale idiin dhexeeyo ?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Su’aal: Ma u baahan tahay ducadu in Allaah qof kale idiin dhexeeyo  ?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Su’aal: Ma u baahan tahay ducadu in Allaah qof kale idiin dhexeeyo ?
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal: Ma u baahan tahay ducadu in Allaah qof kale idiin dhexeeyo ?
Jawaab: Maya, ma u baahna ducada in qof kale allaah idiin dhexeeyo.
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
”Haddii addoomadaydu ikaa weydiiyaan, waxaan ahay mid dhow, qofka ibaryaayana waan ajiibaa haduu i baryo.” (Al-Baqarah: 186)

Daliilka Sunnada Nabiga S.c.w :
Nebigu (NNKH) wuxuu yiri: “Waxaad baryeysaan alle wax maqla oo idinla jira .” Bukhaari iyo Muslim ayaa wariyey.

34
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img