Document

Maxaa waajib ku ah Muslimiinta iney ku dhaqmaan?

لمشاهدة الصورة بحجمها الأصلي اضغط هنا

Maxaa waajib ku ah Muslimiinta iney ku dhaqmaan?
تنزيل الصورة :

جودة الطباعة - ألوانجودة الطباعة - أسودملف نصّي

Maxaa waajib ku ah Muslimiinta iney ku dhaqmaan?
Su’aal iyo Jawaab ku saabsan Caqiidadda
Su’aal: Maxaa waajib ku ah Muslimiinta iney ku dhaqmaan?
Jawaab: Waa in ay ku dhaqmaan Qur’aanka iyo Sunnaha Nebiga s.c.w .
Daliilka Qur’aanka Kariimka:
”Oo waa inaad ku dhex-xukuntaan wixii uu Allah soo dejiyay.” (Al-Ma’idah: 49) Daliilka Sunnada Nabiga S.c.w :
Nebigu (NNKH) wuxuu yiri: “Allaah waa xukmiye, xukunkana isagaa loo gudbiyaa.” (Saxiix Al-Jaamic’ Al-Albaani)

38
بالضغط على هذا الزر .. سيتم نسخ النص إلى الحافظة .. حيث يمكنك مشاركته من خلال استعمال الأمر ـ " لصق " ـ
شارك :

error-img taf-img